Description
Waa saacan GERMANY ah sheegta dahabka waxey dhulka hoose kasheegi kartaa 2m iyadoo ay ku xeran tahay cabirka sheyga xajmigiisa inta uu la egyahay NB: dahabka yar yar 10cm-30cm ayuu kasoo qaban karaa awoodiisa uugu fiican wuxuu ku xoogan yahay 5-10GARAM wixii kabadan waa saacad loogu talo galay sheeyada waaweyn
Reviews
There are no reviews yet.