Description
- Waa saacad kuuso sawireysa biraha kujira dhulka hoose sida dahabka, Iyo biraha kale ee caadiga ah, waxeyna kuu sheegi kartaa fogaanta inta mitir uu kuu jiro, xajmi ahaan inta uu la egyahay
- waxey dhulka hoose ka sheegi kartaa 15mitir dhulka hoose.
- waxaad ku xiraneysaa mobile kaaga gacanta si aad uga aragto 3D scan ka uu sawirayo
- waa qalab fudud isticmaalkiisuna aadna ufudud
Reviews
There are no reviews yet.